Dhismaha Ceel-biyood ay baahi u qabeen dadka Degmada Hobyo Oo la bilaabey.

0
86

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa bilaabay dhismaha Gawaan iyo qodista ceel-biyood rig ah oo ay u baahi qabeen dadka degmadaas

Ceelbiyoodkaan ayaa waxaa qorey maamulka Degmada Hobyo iyo Shirkada Buruuj ayaa waxaa ay baahi u qabeen dadka deegaanka in mudo ah

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here