Dhismaha Balaarinta Isbitaalka Degmada Baxdo oo la bilaabay

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo balaariyo dhismaha Isbitaalka Deegaanka Baxdo oo hada ah mid aad u yar islamarkaana uu dabooli waayey baahida Caafimaad ee dadka deegaanka ay qabaan dadka deegaanka Baxdo ayaa bilaabey sidii dhisme loogu kordhin lahaa Isbitaalka si isxilqaan ah ayagoo kaashanaya dadka Muxsininta ee ka soo jeeda deegaankaasi.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here