Dhismaha 200 oo guri oo loo dhisayo dadka Barakaca ku ah Baydhabo Oo Gebagabo Maraya.

0
158

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Magaalada Baydhabo ayaa ah kuwa Guriyaha ay heystaan kuwa ka sameysan Baco iyo marooyin laysku xir xirey waxa ayna dhib weyn ku qabaan Xiliyada kala duwan Kuleyka daran iyo qabowga jira iyo Roobka oo isna mararka qaarkood guriyaha ka baa’iya.

Si Dadka Barakacayaasha ah loo siiyo Guriyo Ka sameysan dhagax iyo Bulkeyti si ay caqabadaha adag la kulmaan meesha loogu saaro ayaa Hey’adaha NRC iyo UNhabited ayaa hada dhisaya ilaa 200 Oo Guri kuwaas oo hada heer gabaga maraya kuwaas oo loogu tala galay dadkii sida aadka ah ay u sameysey Abaarihii dalka ku soo no noqdey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here