Dhismaha Marsada Deegaanka Jasiira Oo la dhagax dhigey.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ayaa waxaa diiradda lagu saraayay sidii kalluumeysatada iyo ganacsatada degaanka Jaziira ugu faa’ideysan lahayeen xeebta Jaziira taasi oo dad badan oo ku nool gobolkaasi ay tiirsan yihiin wax soo saarkeeda.

Kulanka kadib ayaa wasiirda wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka badda maamulka koonfur galbeed, guddoomiyaha degmada Afgooye iyo guddoomiyaha degaanka Jaziira waxay si wada jir ah u dhagax dhigeen meel ay ku soo xiran doonaan maraakiibta, doomanka ganacsatada iyo kuwa kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here