Dhimasho ka dhalatay fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyay Beledweyne.

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa isa soo taraya dhibaatooyinka biyaha ku fatahay Wabiga Shabelle oo ka geysanaya magalada Baladweyne , kaasi oo geystay khasaare naf iyo maalba leh taasoo saameyn ku yeelatay dadka deegaanka xaafada ah u dhow Wabiga ee ku nool deegaankaasi.

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Degmada Baladweyne ayaa sheegay in 8qof ay ku geeriyootay Fatahaadda Wabiga iyo Daadadka Roobka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here