Dhegeyso:-Wefdi uu hogaaminaayey Wasiirka dekadaha koonfur galbeed oo degmada Marka ee gobalka Sh.hoose lagu soo dhaweeyey.

0
360

Gudoomiyaha Degmada Marka ee Gobalka Shabeelada Hoose Abdullahi Ali Waafow  ayaa ka warbixyey xaalada guud ee marka iyo xaruumaha dowlada isagoona halkaasi uu ku soo dhaweeyey wasiirka dakedaha dowlad gobaleedka koonfur galbeed.

Ugu dambeyntii wasiirka dekedaha koonfur galbeed ayaa kormeer ku tagay xaruumo badan isagoona sheegey in la dhisi doono  dekadaha magaalada marka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here