Dhegeyso:-Wasiirka wasaarada shaqada iyo shaqaalaha maamulka koonfur galbeed oo xariga ka jaray xaruun farsamada lagu baraneyo.

0
488

Wasiirka wasaarada shaqada iyo shaqaalha konfur galbeed ayaa xariga ka jaray xaruun cuusb oo loogu tala galay in ay wax ku bartaan dhalinyarada koonfur galbeed gaar ahaan kuwa xirfada leh waxaana munaasabdaasi ka soo qeyb galeen maamulka gobalka baay iyo wasiiro ka tirsan koonfur galbeed

Waxaana ugu horeyntii munaasabada ka hadleen gudoomiyaha gobalka baay Ali wardheere abdirahman iyo masuuliyiin ka socdaha hay,adaha

Dhanka kale Agaasimaha guud ee wasaarada shaqada iyo shaqaalha koonfur galbeed Maxmaed Suufi Aadan

Waxaana dhanka kale wasiirka macdanta iyo batroolka koonfur galbeed oo munaasabda xarig jarka iyo shahaada siinta dhalinyaro xirfado barteen aheyd ayaa dhankiisa kula dardaarmey dhalinyarada waxbaratay

Ugu dambeyntii wasiirka ku xigeenka wasaarda arimaha gudaha maxaad maxamed ciise ayaa tilmaamey in ay ka go,antahay in ay sii wadaan howlaha dowlad wanaaga kor loogu qaadeyo isagoona kula dardaarmey golaha deegaanka degmada xudur in ay bulshada u adeegaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here