Dhegeyso:-Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay oo hormar balaaran ku tilaabsaneysa tan iyo burburkii dalka.

0
339

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay waxey ka mid tahay Degmooyinka Dalka Soomaaliya Waxeyna soo martay Marxaladooyin kala duwan tan iyo burburkii dalka Soomaaliya, waxeyna hada u muuqataa mid ka tilaabsaneysa Hormaro dhinacyo badan taabaneya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here