Dhegeyso:-Ku dhawaad 15 ardey oo barteen cilmiga shareecada oo xaflad loo qabtay.

0
338

Waxaa xafladan qalan jebinta aheyd loo qabtay ardey bartay kuliyada shareecada taasi oo ka dhacday xaruunta jaamacada baay ee magaalada baydhabo, waxaana ka soo qeyb galeen maamuliyaalka iskuulada, waaladiin ardeyda wax kabarata jaamcadaasi iyo masuuliyiin ka socda wasaarada waxbarashada koonfur galbeed soomaaliya waxaana halkaasi ardeyda lagu gudoonsiiyey shahaadooyin.

Masuuliyiintii ka qeyb gahay munaasabada qalanjebinta ayaa ugu horeyn ardeyda kula dardaarmey in ay waxbarashada ku sii dadaalaan

Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada iyo hidaha iyo tacliinta sare dowlad gobaleedka koonfur galbeed soomaaliya jibriil maxamuud aadan ayaa dhankiisa ardeyda ugu hambaliyey cilmigan qiimaha badan ay barteen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here