Dhegeyso:-Dhaqtar Ka shaqeeya Cisbitalka Horseed ee Baydhabo oo ka warbixyey Saameynta uu leeyahay Cudurka Dhiikarka.

0
404

Dr Rabaani Wuxuu ka mid yahay Dhaqaatiirta ka howlgasha Cisbitalka Hoseed ee Magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobalka Baay oo wareysi siinaayey Radio Arlaadi ayaa ugu horeyn ka warbixyey Wax uu yahay Cudurka Dhiikarka xili uu marti ku ahaa Barnaamijka Waxbarashada ee Idaacada ka baxa.

cod

dhanka kale wuxuu tilmaamey Saameynta uu leeyahay Cudurkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here