Dharka Huudheyda Dalka Dibadiisa Katimada Oo Cudurka Corona Saameyn Ku Yeeshay.

0
344

Dharkaan Loo Yaqaano Huudheyda Oo Ah Dhar Lasoo Isticmaalay Somalia Waxay Kamid tahay Wadamada aad Looga Isticmaalo Dharkaan Waxaa inta badan Ka yimaadan Wadamada Sacuudiga Imaaraadka Carabta iyo Dalka Britin Waxaa Noloshooda Ku maareeya Qoysas badan oo dan yar ah Fursado Shaqa Abuur U Noqotay Sidoo Kale Dharkaan Huudheyda ayaa inta badan waxaa Isticmaala Dadka Danyarta ah aan Awoodin Inay Carwooyinka dharka qaaliga ah yaala Iibsadaan.
Abdullahi shekh maxamed oo ka midah dhalanyarada ibiso dharka huudheyda xili aan ku boqadeyda aya waxa ka warbixey dharkan meyeysha ku imaneyso iyo caqabada aya la kulameyaan.

Waxaa inoo Soo jeedinaysaa Rahmaa Salaad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here