Dhaqtarka Cudurada Guud Ee Cisbitaslka Akhuuna Ee Magaalada Baydhabo Oo Ka Warbixiyey Adeegyada Cafimaad Ee Uu Bixiyo Isbitaalka

0
272

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Isbitaalka akhuuna ayaa waxaa uu ka mid ah yahay isbitaalada mudo Dhowr sano ah ka howlgala Magalada Baydhabo waxaana isbitaalka jooga dhaqaatiirta Kala duwan oo qaabilo bukaanada yimaada isbitaalka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here