Dhaqtarka Cisbitaalka Tiirow Oo Dowladda ka Codsaday in ay Kordhiyaan Wacyigelinta ku saabsan ka hortaga Cudarada Faafa.

0
238

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Cudurada faafa iyo kuwa aan faafin ee Bulshada ku dhaca ayaa marwalba muhiim ah in Shacabka laga siiyo Wacyi gelin ku saabsan sida Cuduradaas lagaga hortago iyo sida loola tacaalo taasi oo marka Soomaaliya la joogo aad u yar tahay Wacyigilinta ay dad weynaha ka helaan Dowlada, Hey’adaha u xilsaaran Wacyigilinta iyo Warbaahinta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here