dhaqtar ka howlgala Magaalada Baladweyne oo ka hadlay dhiibatada Cudurka Busbuska

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dr Maxamed Afrax Cismaan oo ku taqasusay cudurada ku dhaca maqaarka kana mid ah dhaqaatiirta ka howlgala Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka busbuska oo kamid ah cudurada faafa.

Cudurkan ayaa looga hortagaa ilaalinta nadaafadda iyo in si gaar ah loo xanaaneeyo qofka qaba si bulshada kale aanu ugu gudbin xanuunkan.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here