Dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo Oo Bulshada ugu baaqay in ay ka fogaadaan waxyaabaha dhibka u keeni kara Xamiitada

0
341

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bulsha weynta soomaliyeed markoodi hore ma aysan heli jirin daawooyinka waaweyn waxeyna ay ka doonan jireen dalka dibadiisa maadama dalka gudihiisa aan laga heli jirin dhaqaatiir tayeysan iyo qalabka caafimaaadka oo dhameyastiran, balse mudooyinkii uga danbeeyey waxaa gobolada soomaaliya ku soo badanaaya goobaha caafimaadka oo laga helaaya dhaqaatiir wanaagsan kuwaasi oo wax ka soo bartey dalka dibadaasa, hadaba Dr maxamed nuur salaad oo ka mid ah dhaqaatiirta soomaliyeed ayaa xili uu raadiyow arlaadi wareysi siinaayey waxuu faafahin ka bixiyey dheqaxanta gala xamiitada iyo weliba qaliimada lagu sameeya maadama ay jiraan dad la ildaran xanuunada ku dhaca dheefshiidka.

Warkan waxaa inoo haysa maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here