Taan iyo Burburkii Dowladii Dhexe ee Dalka waxaa soo badanaayey isbitaalada gaarka ah loo leeyahay waxaa kaloo barbar socdey kuwo kale oo lagu iibiyo daawooyinka kala duwan. Sida sharciga ah oo ay qabaan xaruumaha caafimaadka qofka laga iibinaayo waxaa laga rabaa in uu wadto warqad caafimaad si loo ogaado ama loo ilaaliyo qofka iibsanaayo caafimaadkiisa. waxaa jira dad badan oo siyaabooyin u isticmalaan daawooyinka kala duwan oo aan xaruumaha caafimaad loogu soo qorin.
Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera