Dhaqaatiirta Maagalada Baydhabo oo Bulshada ugu baaqay in ay ku dadaalaan kala fogaanshaha iyadoo suuqyada laga dareemayo u diyaar garowga Ciida.

0
347

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Cudurka Corona Virus oo wali dhibatadiisa Dunida ladaala dhacaysa ayaa waxaa uu yeeshay wajiyo badan oo saameyn ah,dhaqaatiirta Caafimadka iyo Hey,adaha ayaa ku talinaya kala fogaan shaha Bulshada maadama cudurka uu yahay mid si fudud lagu kala qaado, Dadka soomaaliyeed ayaa ah Dad aad isu salaama isku Marxabeeya waxyaabaha faafiya Cudurkana ay qeyb ka tahay Xiligaaan lajoogo waxaa diyaar garow looga jiraa Munaasabada Ciidul Fitriga waxaa aad u mashquulaya suuqyada magaladooyinka Xili uu jiro Cudurka Corona .

Magaalada Baydhabo waxaa jira kiisas badan oo Corona laga diwaan giliyay Hadana Suuqayada wali sidii si ka daran ayay umashquul san yihiin Hadaba Maxay tahay waxa laga rabo Bulshada inay sameeyaan xiliyadaan mashquulkla badan kajira suuqyada.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here