Dhaqaatiirta Dhoobley oo ugu baaqay bulshada ilaalinta nadaafada.

0
168

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sare u qaadida nadaafada deegaanka ayaa muhiim u ah bulshada si looga hor tago cudurada ka dhalan karaa nadaafad darada qaar ka mid ah dhaqaatiirta Deegaanada Dhoobley oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay dhibaatada caafimaad ee ay bulshada u horseedi karta nadaafad darada iyagoona bulshada uga baaqay in ay ku dadaalaan nadaafada si looga hortago cudurada ka dhalan karaa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here