Dhaqaatiirta Dhoobley Oo Ka Waramay Saameynta dawooyinka iyo Raashiinka dhacay.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Daawooyinka iyo raashiinka dhacay ayaa hadii ay bulshadu isticmaasho waxaa ka dhalan karaa saameyno caafimaad oo ka dhasha bulshada dhexdeeda, dhaqaatiirta ayaa inta badan ka diga waxyeelada Daawooyinka dhacay iyo in bahda caafimaadka ay bulshada ka ilaaliyaan halista ka dhalan karta daawooyinka iyo raashiinka waqtigooda dhacay.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here