Dhaqaatiirta Dhoobley oo bulshada ugu baaqay qaadashada talaalka.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tallaalku waa habka ugu waxtarka badan ee ka hortagga caabuqyada sida dabaysha, jadeecada, iyo kuwa kale, wuxuuna muhiim u yahay Horumarinta caafimaadka guud.

Qaadashada Tallaalka waxay faa’iidooyin aad u badan u leeyahay bulshada, gaar ahaan dadka nugul sida carruurta yaryar, dadka da’da ah, iyo kuwa hab-dhiskooda difaacu liito.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here