Dhaqaatiir ka socota Wasaarada Caafimaadka Dowaladda Soomaliya oo Baydhabo Ka bilaabaya Tababarka Baarista Cudurka Covid 19.

0
353

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhaqaatiir ka socodaan wasarada caafimaadka dowalada fadaraalka soomaliya oo ku sugan degmada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa ula jeedka safarkooda waxaa uu yahay in ay tawabara ay siiyaan shaqalaha caafimaadka ee qeybta sheybaarka iyo xog aruurinta ayigoo isticmaali doona qalab casri ah oo xogta lagu aruuriya , tawabarka ay bixin doonan ayaa qeyb ka ah shaqaalaha ka shaqeeya xarunta tiibeeyada ayigoo si gaar ah loo bari doona baaritaanka cudurka covid 19 .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here