Dhaqaatiir Baratay Takhasuska Cudurada ku dhaca Caruurta Oo Xaflad Loogu qabtey Hargeysa

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xafladdaan oo aheyd mid loo qabtay dhaqaatiir ugu horeysay ee sameysa taqsuuska caafimaadka gaar ahaan xanuunada carruurta iyo daaweyntooda ayaa waxaa ka qeyb galay wasiir ku xigeenka horumarinta caafimaadka maamulka soomaaliland, mas’uuliinta bahda caafimaadka iyo dhaqatiirtii qalan jabisay ee ka howlgali doonaan isbitaalka carruurta Maas ee magaalada Hargeysa.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here