Dhaqaartiirta Dhoobley oo bulshada ugu baaqay qaadashada talaalka booliyada.

0
243

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Talaalka cudurka Booliyada oo ah talaal inta badan la talaalo caruurta ay da’adoodu ka yar tahay shanta sano ayaa dhawaan ka billawday xaafadaha Magaaada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose, tallaalkan ayaa socon doono muddo afar cisho ah sida ay sheegeen dhaqaatiirta bixineysa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here