Dhallinyaro waxbaratay oo fursado shaqo ka helay Ololaha Tallaalka Booliyada.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ku nool dhalinyaro badan oo wax baratay kuwaasi oo xiligaani u baahan in ay helaan shaqooyin ku filan oo u dhiganta aqoontooda.

Boqolaalka dhalinyaro ee shaqo yarida ku heysata magaalada Baydhabo ayaa intooda badan is kaga tagay gobolka inta soo hartay qaarkood oo shaqeeya ayaa in la mid ah waxay shaqo la’aan ku yihiin magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here