Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo fursado ganacsi abuurtay

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta kabaha Noocyadooda kala duwan.

Dhallinyaradan ayaa iibiya kabaha sida saandalka Buudka iyo kabaha sports-ka waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here