Dhallinyaro is xilqaamay oo Olole Nadaafadeed ka sameeyay xeebta liido ee Magaalada Muqdisho.

0
174

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhallinyaradan oo ku nool magalada Muqdisho ayaa isku xilqaamay ineey olole nadaafadeed ka saameeyaan xeebta liido oo inta badan ay dalxiis iyo dabaal u aadaan bulshada taasi oo keentay ineey hoos u dhacdo nadaafada xeebta liido

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here