Dhallinyaro fursado shaqo ka helay shirkadaha iibiya dawooyinka ee Baladweyne

0
161

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkada Daawooyiinka Galax Tranding Company ee magaalada Baladweyne oo bixisa Daawooyiinka kala duwan sida Daawada Dadka Xoolaha Iyo beeraha iyo Agabka kale oo ay bulshada isticmaasho ayaa waxa ay shaqo abuur u sameeysay in kabadan 3 dhalinyaro kuwaas oo kamid noqonaya shaqaalaha Shirkada Daawooyiinka Galax Tranding Company.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here