Dhallinyarada Wajeer oo loogu baaqay inay bartaan farsamada gacanta

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xirfadooyinka kala duwan ee farsamada gacanta ayaa ah mid muhiimada gaar ah u leh qofka shaksiyadiisa taasi oo kaalin weyn ay ka qaadan karto hormarinta noolashiisa iyo tan qoyskiisaba asigoo noqan kara qof si gaar ah u sameysan karo xaruumo kala duwan ee a shaqa abuur ay ka heli karaan dhalinyarada qaar.

Waxgarad magalada wajeer ee gobolka waqooyi bari ayaa kulan ay isuga imadeen waxaa ay uga hadleen in ay muhiim tahay in dhalinyarad qeyabaheeda kala duwan ee ku nool magalada wajeer iyo degaanada hoos yimaada ay bartaan farsamada gacanta kulankaasi oo ay ku yeesheen xarunta farsamada gacanta ee magalada wajeer.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here