Dhalinyaro Xirfada Korantada ku baraneyso Xaruunta SBLO Baydhabo si ay uga shaqeystaan

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xarunta Xirfadaha Ee SBPLO ee Magaalada Baydhabo Waxaa ku jirta dhalinyara isugu jirta Rag iyo Dumar oo baraneysa Xirfdo kala duwan oo ku baranaya mudo lix bilood ah si ay uga shaqeystaan

Xirfadaha lagu barto Xaruntaan waxaa ka mid ah Korontada Oo Sanad kasta dhalinyaro badan ka baxda maadama Xirfadaan ay ka mid tahay Xirfadooyinka lagu shaqeysto.

Mahamed Shekh Abuukar Oo ah Macalinka hada gacanta ku haya 25 Ardey Xirfadan baraneysa ayaa inoogu waramey qaabka loo baro Korontada iyo waxa iska bedeley tan iyo waqtigii ay ku soo biireen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here