Dhalinyaro Waxbaratay Oo Baydhabo ka Hirgalisay Xarun lagu Daabaco Boorarka Ganacsiga iyo Buugaagta.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxaa ku soo kordhaya shirkadaha daabacayada taasi oo qeyb ka ah hormarada ka jiraan Baydhabo si ay shacabka ku nool ay u helaan shirkado badan oo taye leh oo si qiimo yar ay adeegyadooda ugu fushaan.

Shirkada daabacaada SKY JET waxey ka mid tahay shirkadaha dhawaan laga hirgaliyey Magaalada Baydhabo, iyadoo la timid habab kale oo daabacaad ah si ay u qanciso shacabka Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here