Dhalinyaro Wax ka barata Jaamacadaha Baydhabo oo Abuurtay Fursado ganacsi.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jira dhalinyaro badan oo jooga waxbarashada heerka dugsiga sare iyo heerkooda jaamacadda oo xiligaani heysan lacago ay noloshooda horey ugu sii wadaan hadafkooda ah inay dhameystaan waxbarashadooda balse aan awoodin.

Qaar ka mid ah dhalinyaradaasi oo ku nool magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa bilaabay ganacsiyo yar-yar oo doonaya in ay ka soo saartaan dhaqaalihii ay ku dhigan lahayeen iskuulka ama Jaamacadda, iyagoo ku fikiray intii ay ka baaqsan lahayeen goobahooda waxbarasho.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here