Dhalinyaro Urur ku mideysan oo Bulshada ka Wacyigeliya Dhibaatada Tahriibka.

0
426

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ururo leh magacyo kala duwan ayaa ka dhisan Degaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,badanaa Ururadaasi dhalinyarada ku mideysan Xaruuntooda Waa Degmada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay,Waxey Bulshada Ka Caawiyaan Waxyaabo badan sida Dhalinyarada ayay ka Wacyiqeliyaan Tahriibka waxeyna u sameeyaan Shaqo Abuur iyagoo kaashaneya Hay,ado sidoo kalena waxay ka qeyb qaataan nadaafada degaanka.

Warkan waxaa inoo heya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here