Dhalinyaro Soomaaliyeed ku Xayirneyd dalka Aljeeriya Oo Mudisho dib loogu soo celiyey.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhalinyaradan markii hore dalka ka tahriibtey ayaa dhibaatooyin ku qabsatey dalka Aljeeriya iyagoo doonayey in ay horey u sii socdaan si ay u helaan Nolal ka duwan mida dalkooda ka jirtey.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya Cabdiwahaab Macalin Maxamed ayaa ka warbixiyey dadaalka ay dowladdu u gashay in dalkooda dib loogu soo celiyo saddex muwaadin oo laga soo dejiyey garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here