Dhalinyaro Shaqa Abuur Unoqotay Dukaamo ay Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Ka Hirgelisay Suuqa Magaalada.

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudo Laba bil ah ayaa Laga joogaa Markii Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Suuqa Magaalada Ka Hirgilisay Ilaa 20 Dukaan Oo Lagu dhisay Canshuurtii Laga Qaaday Ganacsatada Suuqaasi Ka shaqeysata Waxaana Looga tala galay in Shaqa Looga Abuuro Dad badan Oo Shaqa La,aan ah Si ay uga Shaqeystaan
Arintaanin ayaa noqodey midii ugu horeysay Dowlada Hoose oo ay u sameyso shaqo dadka shaqa la,aanta ah oo ay isku jiraan Rag iyo Dumar.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here