Dhalinyaro Magaalada Baran ka Hirgelisay Beer si Casri ah Khudaarta Loogu beero.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskaashatada Barwaaqo oo ay ku mideysan yihiin dhalinyaro isu Tagtay ayaa Magaalada Badhan waxay ka Hirgeliyeen Beer Casri Si Wax soo Saarka Beeraha Kor ugu qaadaan.

Dhalinyaradan ayaa ku dhiiraday in beer Casri ah ay ka sameeyaan deegaankooda si looga maarmo qudaarta oo meelo kale looga keeni jiray, waxeyna ku abuureen noocya kala duwan oo qudaar ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here