Dhalinyaro la baray xirfado kala duwan oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Berbera.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Barbara ayaa lagu qabtay Munaasabad ay ku qalinjibinayeen in ka badan 38 arday oo bartay xirfaddaha farsamada gacanta kuwaasi oo la barayay xirfada dhartolista, Barashada Kombiyuutarka iyo Qurxinta,Waxaana inta uu socda tababarka Fulinayay Ururka Wadaniga Soyka oo kaa shaanaya Hay’adda SOS.

Ardeydan oo mudo Shan bilood baranayay xirfadaha ayaa munaasabadooda qalanjabinta waxaa ka qeyb galay Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland, Maayar ku xigeenka Degmada Barbara, Saraakiil ka socotay Hay’adda Sos iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here