Dhalinyaro ku nool Magaalada Baydhabo oo noloshooda ka maareeya Sameynta Sambuuska.

0
564

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bisha Ramadaan Inta Badan Dadka Soomaaliyeed waxay aad u isticmaalaan oo ay Caan ku yihiin Sanbuuska inay Ku af furaan Dadka Qaar Xaafadaha ayay Ku sameystaan halka Qaarka kalena Maqaayadaha Ka doontaan.

Hadaba Maxaa Ramadaankaan Iska badalay Ganacsigaas Dadbadan Bishaan Faaida Badan Ka heli Jireen Waxaa nooga waramaya Maxamed nuur ibraahim waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada Ka shaqeysata Sanbuuska burka bajiyada Mash-masha iyo mamacaanka kale ee inta badan laga isticmaalo Biibitooyinka maadama lagu guda jira bisha Barakeysan ee Ramadaanka .

Warbixintan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here