Dhalinyaro ku nool Magaalada Baydhabo Oo Furtay Ganacsi Hab Online ah Wax loogu iibsado.

0
660

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ganacsiyada Kala Duwan Dunida Ka socda Habka Online ka ah iyo Midka Caadiga ah ayaa  ah wax yaabaha dunida waqtigaan ku Tartameysa, Soomaaliya oo mudo burbur ku jirtay Hada waxay u muuqataa mid dhinac kasta ay kasoo kabaneyso dhaqalaaha Gacansiga Waxbarashada Caafimaadka.

Magaalada Baydhabo Hada waxaa soo gaaray Ganacsiga qaabka Online ka Waxay qeyb ka qaadatay Hanaanka Ganacsiga waqtiqaan la jaanqadaya Dunidaan isla markaana uu ka fududyahay qaabkii Hore loo Ganacsan jiray 2019kii ilaa waqtiqaan Magaalada la jaanqadeysa Ganacsiyo aad u Hormarsan .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here