Dhalinyaro ku Nool Kismaayo Oo ku Midoobay ka shaqeynta Arrimaha Deegaanka.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Midowga dhalinyaradda Cagaarsan oo ah dhalinyaro isu tagay si iskooda ah kuna saabsan sidii ay deegaanka u Cagaarin lahayeen ayaa lagu gabtay munasabad ay ku shaacinayaan Waxyaabaha ay gabanayaan Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose, waxana lagu casumaya Xubno ka socda Dowlada Goboleedka jubaland iyo Bulshada rayidka ee kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here