Dhalinyaro ku nool Guriceel Oo Adeeg Caafimaad Bilaash ah gaarsiiyey Deegaanka Qarsooni

0
52

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhallinyaran ku mideysan Ururka Caafimaadka Badbaado oo si Bilaash ah uga shaqeeya Arrimaha Caafimaadka ayaa gaaray Deegaanka Qarsooni oo Degmada Guriceel 15km Dhanka Galbeed kaga beegan,iyagoo baaritaano u sameeyey Bulshada islamarkaana siiya dawooyinka markaas muhiimka u ah iyo waxay wacyigelin siiyaan Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here