Dhalinyaro Ku nool Baydhabo Oo Noloshooda ku Maareeya Iibinta Loorarka.

0
266

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Suuqyada Magaalada Baydhabo waxay ka mid yihiin Meelaha  lagu iibiya Loorarka oo inta badan ay isticmaalaan dad badan, Waxyaabaha ay Bulshada loorarka ku shubtaan waxaa ka mid ah Dalaqyada Dalka sida Masagada iyo kuwa kale, waxaana iibinta Loorarka noloshooda ku maareeya dhalinyaro u arkay Fursado shaqo oo ay kaga baxeen Shaqa la,aantii heysatay.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here