Dhalinyaro Ku Nool Baydhabo Oo isku xilqaamay Caawinta dadka Fatahaadu Saameysay.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyaro is kugu jirta rag iyo dumar oo ka tirsan ururka dhalinyarada degmada Baydhabo ayaa waxay wadaan gurmad lagu caawinaayo dadkii sameyay fatahaadihii ka dhashtay roobakii deyrta ahaa ee ka da’ay degmada Baydhabo kaasi oo sameyay boqolaal qoys ah, isla markaasina ku barakaceen gudaha magaalada kadib markii ay buuxsameen biyo guryihii ay degnayeen.

Xaafadaha qaar ee sameyay biyaha ayaa ah weli kuwo maran oo dib loogu laaban madaama ay weli dhax fadhiyaan biyaha iyadoona dadkii degnaa ay dul saar ku yihiin qoysas kale ee ehel iyo qaraabo ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here