Baydhabo(Radio Arlaadi)- Soomaoliya Waa Dal Leh Qeyraad Dabiici ah ay Kow ka tahay Dhul Baaxad leh oo lagu Beeran karo Dalagyada Dunida Korkeeda Laga Isticmaalo Nasiib Daro Mudo Sodon sano ah ayay dhibaata Dhanka Nolosha ah Ladaalaa dhaceysaa Iyadoo qeyraad intaas La,eg ay Leedahay Ururka SAYA Waxaa Laga soo Gaabiyay MIDOWGA DHALINYARADA BEERAYAQAANADA SOOMAALIYEED oo ka dhisan Magaalooyinka Baydhabo oo KGS ah Jowhar oo Hirshabeele ah iyo Muqdisho oo Caasimada Soomaliya ah waxaana ay ku heshiyeen in Taageera loo muujiyo Beeralayda dhankasta ah Maadama ayagu yihiin dhalinyara si Cilmiyeysan u soo barata Cilmiga Beeraha.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade