Shaqa La,aan Soo Wajahday Dhalinyaro Ka Shaqeysanaysay Xafiisyada Shirkadaha Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo

0
414

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tan iyo Markii Dowlada Soomaaliya Soo rogtay Xayiraadka Diyaaradaha Dalka Gudihiisa iyo Dibada Waxaa ay dhalinyara Fara badan Ka shaqeysanayay Shikadaha Diyaaradaha ay Soo Wajahday Shaqa La,aan Maadama Shaqooyinka Shirkadahaas Qabanayeen Ay Joogsadeen.

Hadaba mursal Adan geedi oo ka mid ah dhalinyarada ka shaqeysan jirey xafiisyada diyaaradaha ee ku yaala degmada beydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa xili uu raadiyow arlaadi wareysi siinaayeye ka warbixiyey saameynta ay ku yeelatay xakameynta diyaaradaha taasi oo loo sababneynaayo cudurka safmarka ah ee covid 19 oo adunka dhank ku yeeashey saameyn aad u weyn, Mursal ayaa sheegey in ay mudo ku dhow labo bilood aan shaqeynin ayigoo qaar ka mid ah shaqalaha xafiisyada ay iska jogaan guriyahooda.

Warbixintan waxaa inoo Haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here