Dhalinyaro isxilqaantay oo Magaalada Xudur ka bilaabay Wacyigelin ku aadan Cudurka Karoona Feyris.

0
333

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Inkastoo Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool uusan weli gaarin  wax kiis oo ah Xanuunka Covid 19 hadana waxaa socoda Olole laga wacyigelinayo Bulshada ku nool Degmadaasi in uusan soo gaarin cudurku, Dhalinyarada, Aqoonyahnada, Dhaqaatiirta iyo Hay,adaha Caafimaadka ayaa waxay bulshada si weliba oo lagu gaarsiin kara fariinta Cudurka waxyaabaha lagu kala qaadi karo iyo waxyaabaha laga horseedi karo dhibaatada uu leeyahay cudurkaasi ay u gudbineyaan Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here