Dhalinyaro isxilqaamay Oo Olole Nadaafadeed ka bilaabay Magaalada Dhuusa-mareeb.

0
44

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Bulsho Bile oo ah uruur ay ku mideysan yihiin dhalinyaro aqoonyahana ah oo ka dhisan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa magalada ka sameeyey olole nadaafaddeed oo lagu soo celiyaana bilicda magaalada, waxaana Ololaha bilic soo celinta ay ka sameeyeen Gudaha magalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here