Dhalinyaro Isxilqaamay oo Magaalada Baydhabo ka Wada Dadaalo lagu Ciid siinayo Dadka Barakacyaasha ah

0
651

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Ururka sosweyne wuxuu ka mid yahay ururada samafalka ku dhisan Magalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay waxeyna u heelan yihiin sida ay u xaqab tiri lahaayeen Walaalahoada danyarta ah ku dhibaataysan kaamamka ku yaalo duleedka Magalada Baydhabo, ayadoo lagu gudi jaro Bisha Barkeysan Ramadanka, ururka ayaa waxa ay wadaan dadaalo fara badan oo ah Barnaamij Adna ciid walalkaagan ha kula ciido ay u bixiyeen.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here