Dhalinyaro iskooda isku soo Abaabuley Oo Gurmad biyo dhaamin ah ka fuliyey qaar ka mid ah Xeriyaha Barakacayaasha Baydhabo.

0
332

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskii ku nool Xariyaha Barakacayaasha ee Magaalada Baydhabo, kuwaasi oo ahaa kuwa la dhibaateysan Nolosha ayaa maalimahaan waxaa ku soo biiray qoysas cusub oo abaaraha dalka ka jira ka soo barakiciyay deegaanadooda kuwaasi oo soo gaaray Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here