Dhalinyaro Ku Nool Baydhabo Oo Horumar ka Sameeyay Ganacsi ay Deyn ku Bilaabeen.

0
391

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Fikirka iyo la imaanshaha hal abuurnimada waa sifooyinka lagu gaaro horumarada wanaagsan taasi oo qofka ka dhigi karta in uu gaaro hadafka uu leeyahay.

Dhalinyarada qaar ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa sanado badan u soo sabray sidii ay nolashooda ay u horumarin lahayeen iyagoo waddo kasta u mareen, waxaana jira kuwo kale oo degaanadooda ka tagay oo meelaha kale ka raadsadeen shaqooyin kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muusy Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here