Dhalinyaro fursado shaqo ka helay Shirkada Dhar tolista ee Aamin Tailor ee Baladweyne

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inka badan 18 dhalinyaro ayaa fursado shaqo ka helay Shirkada Dhar tolista ee Aamin Tailor oo ay Magaalada Baladweyne ka hergeliyeen dhallinaro iskaa shaday .

Dhalinyarada shaqa abuurka loo sameeyay ayaa ahaa kuwo mudo waxbaranayay balse waayay shaqo ay noloshooda ku dabaran.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here